Ciidan uu watay Jen. Caanood lagu qarxiyey gobolka Shabeelaha hoose

Qarax Miino ayaa duhurnimadii manta ka dhacay Jiiro Gaaljecel oo u dhaxeysa Lambar 60 iyo Shalambood oo ka tirsan gobola Sh/hoose kaasoo lala eegtay ciidan uu hoggaaminayay Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Gen. Cabdullaahi Cali Caanood oo ka mid ahaa saraakiil shalay xilalka laga qaaday.; Qaraxa ayey wararku sheegayaan inuu qabsaday mid ka mid … Continue reading Ciidan uu watay Jen. Caanood lagu qarxiyey gobolka Shabeelaha hoose